AAGAGA HAWLGABKA WADNAHA
English | Spanish | Hmong | Somali | Russian
Isku miisaan miisaankaaga marka aad ka soo laabatid cisbitaalka.
Miisaankaaga: ____________ rodol.
MAALIN KASTA:
- Is miisaan subixii ka hor quraacda, qor oo barbardhig miisaanka shalay.
- Dawada u qaado sida dhakhtarku kuu sheegay.
- Ka eeg barar cagahaaga, kuraamaha/canqawga, lugaha iyo caloosha.
- Cun cunto milixdu ku yar tahay.
- Isu miisaan wakhtiyada hawsha iyo nasashada.
Waa kee Aagga Hawlgabka Wadnaha ee aad maanta ku jirtid? CAGAAR, HURDI/JAALE, ama CASAAN?
Hawlgabka wadnaha: Goorta gargaar loo wacdo
(Heart failure: When to call your health care provider) Heart failure: When to call 911 Cardiovascular disease specialists Emergency medicine specialists
Source: Allina Patient Education, Heart Failure Zones, cvs-ahc-13979 (11/07)
Copyright: © 2007 ST. LUKE'S HOSPITAL, IOWA HEALTH SYSTEM; USED WITH PERMISSION
First published: 11/01/2007
Last updated: 11/01/2007
Reviewed by: Allina Patient Education experts
|